audio
audioduration (s)
0.7
10.9
transcript
stringlengths
4
175
Xilligu waa gu'
Xilligu waa jiilaal
Xilligu waa xagaa
Xog cusub ayaan helay
xog-ogaalnimadii daneeyayaasha, habdhaqannadii wanaagsanaa ee caalamiga ahaa iyo baahiyaha gaarka ah ee Soomaaliya
Xogihii laga soo dheegay warbixinihii maalinlaha ahaa waxa loo sii kala saaray hab mawduucaysan oo ku qotoma su’aalo cilmibaariseed oo la sii dajiyay
Xogo sugan ayaa muujinaya in 55% Soomaalidu tahay xooladhaqato reerguuraa ah
Xoolaha ay Soomaaliya dhoofiso ayaa ka dega Bariga Dhexe, kuwaas oo ugu badan xilliyada Xajka
Xoolaha nool ayaa door laxaad leh ka ciyaara haqab-beelka cuntada iyo habnololeedka bulshada Soomaaliyeed,
xoolaha Soomaalidu dhaqato, ayaa hoosta ka xarriiqaya muhiimadda ay xooluhu u leeyihiin habnololeedka iyo dhaqaalaha Soomaaliya
Xooluhu waa lafdhabarta qaabdhismeedka dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed. Qarniyo badan, ayay door weyn ku lahaayeen nolosha dadka Soomaaliyeed